Fadliga salaada Taraawiixda .W/Q:Qoraa Saed Ismail H.Awed

Sidaan ogsoonahay bisha ramadaan waxaa ka mid ah shicaa’irteeda tukashada salaada taraawiixda waana salaad sunno ah oo la tukado salaadda cisha gadaasheed, waxaana loo tukadaa labo-labo rakco, nabigana (NNKH) wuxuu xadisi saxiix ah ku sheegay Fadliga salaada taraawiixda Sidaan ogsoonahay bisha ramadaan waxaa ka mid ah shicaa’irteeda tukashada salaada taraawiixda, waana salaad sunno ah oo … More Fadliga salaada Taraawiixda .W/Q:Qoraa Saed Ismail H.Awed

Waxyaabaha u khaaska ah bishan ramadaan Q/ 2AAD. By Qoraa Saed Ismail H.Awed.

Bisha ramadaan waxay leedahay fadli wayn iyo khaayraad aan la soo koobi Karin, illaahay waxa uu adoomadiisa ku faral yeelay sanadkii bil ka mid ah in ay si gaar ah u caabudaan, umada islaamka ahna waa lagu waajibiyay sidii umadihii ka horeyay loogu waajibiyay, illaahay waxa uu yidhi “kuwa muumininta ahow waa la idinku waajibiyay … More Waxyaabaha u khaaska ah bishan ramadaan Q/ 2AAD. By Qoraa Saed Ismail H.Awed.

FADLIGA BISHA RAMADAAN OO KOOBAN.BY Qoraa Saed Ismail H.Awed.

Originally posted on WELCOME TO AUTHOR SAED ISMAIL H.AWED OFFICIAL WEBSITE.:
Xikmada ALLAH Subxanah watacaalaa waxaa kamida ah inuu kala fadilay khalqigiisa sida wakhtiyada, goobaha, iyo bilaha.  Hadaba waxaan isu dayayaa inaan qodobeeyo fadliga bishan: 1.      Allah subxanah waxa uu  ka fadilay bilaha sanadka oo dhan bisha ramadaan bishan oo leh fadliyo…

FADLIGA BISHA RAMADAAN OO KOOBAN.BY Qoraa Saed Ismail H.Awed.

Xikmada ALLAH Subxanah watacaalaa waxaa kamida ah inuu kala fadilay khalqigiisa sida wakhtiyada, goobaha, iyo bilaha.  Hadaba waxaan isu dayayaa inaan qodobeeyo fadliga bishan: 1.      Allah subxanah waxa uu  ka fadilay bilaha sanadka oo dhan bisha ramadaan bishan oo leh fadliyo farabadan ALLAH subxanah waxa uu kaga waramay suratu Albaqrah fadliga bishan Surah … More FADLIGA BISHA RAMADAAN OO KOOBAN.BY Qoraa Saed Ismail H.Awed.