XEERKA ISKAASHIGA DEGAANKA EE SOOMALIDII HORE .W/Q QORAA SAED ISMAIL H.AWED.

Dhaqanka Soomaalida intiisa badan waxaa uu ku dhisan yahay iskaashi, iskaashi¬gu sida badan kuma xirna xigto ama xigaalo iyo xididka oo kaliya, hase yeeshee degaankuna waa is kaasha¬daa, waxyaabaha Soomaalidu iska kaasha to waxaa ka mid ah;- gaadiid ceshiga, sida caadiga ah dadku xagga dhaqaalaha waa ku kala duwan yihiin, sida aan hore u soo … More XEERKA ISKAASHIGA DEGAANKA EE SOOMALIDII HORE .W/Q QORAA SAED ISMAIL H.AWED.

DHAQAN SOOMALIGII MARTIDA IYO MAGANTA .W/Q :QORAA SAED ISMAIL H.AWED.

Guud ahaan Soomaalida waxaa lagu til¬maamaa dad is marti galiya dadka kale¬na marti galiya oo aanay socotadu ku dhex gaajoonin, in martida laga seex¬do ama la qadiyana dhaqanka wax aad u fool xun ayay ku tahay. Sida dhaqan Soomaaligu yahay, dadka martida ah iyo kuwa loo martida yahay,, hab-maamuus u dhexeeya ayaa jira, kaas oo … More DHAQAN SOOMALIGII MARTIDA IYO MAGANTA .W/Q :QORAA SAED ISMAIL H.AWED.

GARTA IYO XEER BEEGTIDA SOOMALIDA W/Q Qoraa Saed Ismail H.Awed.

Mawduucan la magac baxay Garta Xeer-beegti iyo xeerarka Soomaalida waxa uu ku saabsan yahay garnaqsigii dhinaca dhaqanka ee Soomaalida iyo xeerarkii lagu dabakhi jiray marka ay yimaadaan dhibaatooyin iyo isqabsiyo u baahda in xal loo helo iyo in la kala saaro dadka ay arrimuhu dhexmareen. Sidaa darteed waxa taas oo kale la yidhaahdaa Garnaqsi waxaana … More GARTA IYO XEER BEEGTIDA SOOMALIDA W/Q Qoraa Saed Ismail H.Awed.