Qoraa Saed Ismail H.Awed

Saed Ismail H.Awed Waa Qoraa Da’yar oo Wax ka Qora Dhaqanka ,Fanka iyo Suugaanta Soomalida. aniga mida aad iiga fadhidaan waxaa weeye  in aan idinka haqabtiro baahida aad u qabtaan dhaqankiina hodonka ah aniga oo idiin soo gudbin doona Maqaalo daraasad ku qotoma ,idinkana mida aan idiinka fadhiyaa waxaa weeye in aad igu soo biirisaan wixii aad i dheer tihiin ee dhaqankeena la xidhiidha ,gacmo furana waan idinkusoo dhoweynaya insha allaah.

Balanteenu waa in aan ku kala faa’iidaysano Webkan oo aan Aqoonta kala duwan ee dhaqanka la xidhiidha is weydaarsano.

Hal ku dhegeenu waa :  ””””Wixii La Qoraa Quruumo Hadhee ,Muxuu Hadal Qiimo Leeyahay ””’

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s