Waxyaabaha u khaaska ah bishan ramadaan Q/ 2AAD. By Qoraa Saed Ismail H.Awed.

Bisha ramadaan waxay leedahay fadli wayn iyo khaayraad aan la soo koobi Karin, illaahay waxa uu adoomadiisa ku faral yeelay sanadkii bil ka mid ah in ay si gaar ah u caabudaan, umada islaamka ahna waa lagu waajibiyay sidii umadihii ka horeyay loogu waajibiyay, illaahay waxa uu yidhi “kuwa muumininta ahow waa la idinku waajibiyay … More Waxyaabaha u khaaska ah bishan ramadaan Q/ 2AAD. By Qoraa Saed Ismail H.Awed.

FADLIGA BISHA RAMADAAN OO KOOBAN.BY Qoraa Saed Ismail H.Awed.

Originally posted on WELCOME TO AUTHOR SAED ISMAIL H.AWED OFFICIAL WEBSITE.:
Xikmada ALLAH Subxanah watacaalaa waxaa kamida ah inuu kala fadilay khalqigiisa sida wakhtiyada, goobaha, iyo bilaha.  Hadaba waxaan isu dayayaa inaan qodobeeyo fadliga bishan: 1.      Allah subxanah waxa uu  ka fadilay bilaha sanadka oo dhan bisha ramadaan bishan oo leh fadliyo…

FADLIGA BISHA RAMADAAN OO KOOBAN.BY Qoraa Saed Ismail H.Awed.

Xikmada ALLAH Subxanah watacaalaa waxaa kamida ah inuu kala fadilay khalqigiisa sida wakhtiyada, goobaha, iyo bilaha.  Hadaba waxaan isu dayayaa inaan qodobeeyo fadliga bishan: 1.      Allah subxanah waxa uu  ka fadilay bilaha sanadka oo dhan bisha ramadaan bishan oo leh fadliyo farabadan ALLAH subxanah waxa uu kaga waramay suratu Albaqrah fadliga bishan Surah … More FADLIGA BISHA RAMADAAN OO KOOBAN.BY Qoraa Saed Ismail H.Awed.

Saying Alhamdulillah in all situations!

Originally posted on .:Tayyibaat:.:
Bismillah walhamdulillah, لَقَدْ كَانَ لَكُمْ فِي رَسُولِ اللَّهِ أُسْوَةٌ حَسَنَةٌ لِمَنْ كَانَ يَرْجُو اللَّهَ وَالْيَوْمَ الْآخِرَ وَذَكَرَ اللَّهَ كَثِيرًا “There has certainly been for you in the Messenger of Allah an excellent example for anyone whose hope is in Allah and the Last Day and [who] remembers Allah much.” (33:21) There…

GABAY DHIRBAAXO. BY AUTHOR SAED ISMAIL H. AWED

WAXA UU GABAYGU KU SAABSAN YAHAY DADKA QABIILKII DHULKOODA KA SOO SAARAY EE QURBAHA HADANA KA WADA. Dhayal looma tiriyoo murtidu dhaxal gal weeyaane Dhuuntiyo hadday kuu fadhido laabta dhinaceeda Ruuxay ku dhalataa hurdada wuu ku dhididaaye Nin waliba halkay kaga dhacduu kaga dhawaaqaaye Waataan dhanbaalkii murtida dhawr ku soo diraye Dhaantada ninkii garanayaa dheesha … More GABAY DHIRBAAXO. BY AUTHOR SAED ISMAIL H. AWED

AQAL SOOMALI/GURI SOOMALI/HOY SOOMALI. DIYAARIYE AUTHOR SAED ISMAIL H.AWED

waa hoygeenii ugu horeeyey ee aan dhisano ,waa hoyga ugu qaalisan waxa aynu maanta haysano ama ku faano dhaqan ahaan, waayo umad walba oo aduunyada jirta waxaa ay leedahay ,wax ay ku faanto tusaale ahaan fooqyada dhaadheer ee aan maanta ku faano maaha in aynu ku faano ,sababtoo ah waxa dhaqan u lahaa umadaha reer … More AQAL SOOMALI/GURI SOOMALI/HOY SOOMALI. DIYAARIYE AUTHOR SAED ISMAIL H.AWED